Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Madaxweyne Deni oo fashil kusoo dhamaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in fashil uu kusoo dhamaaday kulan saacado badan lahaayeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni. Wasiirada katirsan Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre oo ay kamid ahaayeen Wasiirada arimaha dibadda iyo Qorsheynta ayaa u tagay magaalada Boosaaso in dhax dhaxaadin ka sameeyaan Xukuumada … Continue reading Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Madaxweyne Deni oo fashil kusoo dhamaaday